Saxaraha U Dhexeeya Liibiya Iyo Suudan Oo Noqday “Spare Parts Of Human Body” Dhacdo Xanuun Badan+VEDIO

Sunday, December 23, 20120 comments


Kumanaan Soomaaliya ayaa In Ay Tahriib naftooda ku haligaan Si Nolol Wanaagsan Ugu Noolaan lahaayeen Wadamada Yurub.

Dadkaasi Ayaa Qatar Xoogan kala Kulma Safarkooda Tahriib ka ah Mararka qaarna Ku Waaya Naftooda ama Xubno Qaali ah oo Jirkooda ka Mid ah waayo waxaa soo baxay burcada cusub oo ka kanacsato xubnaha bani aadamka kuwooda ugu muhiimsan, Burcadan oo ah kuwa ugu arxanka daran aduunka ayaa waxa ay jiraka bani'aadamka u furfuranayaan sida baabuurta oo kale kadibna wax ay ka iibsanayaan shirkada ay heshiis kula galeen xubnahaasi muhiimka ah.

Hadaba Dhawaan ayaa Keydka Wararka newbanaadir.com Waxaa Soo gaaray Muuqaal Muujinaya Tahriibayaal Kilyaha Lagala Baxay Isla Markaana Naftooda ay Qatar Ku Jirto.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog