Sidee caloosha lagu yareeyaa

Wednesday, December 19, 20120 comments


marka hore waxaan ka hadlaynaa caloosha waxa weyneeya kaddib ayaan ka hadlaynaa waxa lagu yareeyo

Caloosha waxaa sababa dhowr waxyaalood waxaan xusaynaa inta ugu muhimsan
1- baruurta oo ku badata caloosha iyo inay daciifaan murqaha caloosha
2-dhaqdhaqaaqa oo yaraada sida ruuxa inuu badsado hurdada iyo fadhiga iwm.
3- inuu ruuxa liqo hawada marka uu cunayo cunto ama wax cabbayo taas waxay keenaysaa in hawada ay mindhicirada gasho
4- cashada kaddib inuu ruuxa seexdo isagoon waqti u dhexaysiinin hurdada iyo waqtiga
5-cunto nidaam la'aan in loo cuno
6- sigaarka iyo shiishada taas waxay keenaysaa in hawo caloosha gasho
7- cuntada sokorta leh ama dufinta in la badsado

maxaa caloosha lagu yareeyaa

marka hore iska ilaali sabahan aan soo sheegnay
teeda kale  waxaad isku daaweyn kartaa  shaah cagaar + sanjabiil cagaar + qasharka rummaanka oo qallalan + geedka  (Mint) ama  ( peppermint) lagu dhaho (nacnac)  ( نعناع)  habeenkii intaadan seexan ayaad isticmaalaysaa












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog