Wax kabaro Arrimaha ku sahlaayo jrititaanka jeceylka

Monday, December 10, 20120 comments


Qof walbo oo Bini adam ah ma jecla inuu ka dhicisoobo Xariirka uu waqtigaasi wado waana muhiim inaad Ogsoontahay waxyaabaha carqaladaha kuu keeni kara waqtiga Haasawaha Xariirka Jaceylka.

Hadaba Shabakada newbanaadir.com ayaa xog badan kaasiineysa Arimahaan iyadoo Qodobo muhiim ah kusoo bandhigeysa si aad wehel ugu heshid Nolosha.

Daacadnimo : Inta badan Daacadnimada waa sheey muhiim ah waana lama huraan waqti walba, Daacadnimadu ma’aha oo kaliyah inaad qofka aad wada socotaan ka dareentid ee waxaa Muhiim ah inaad qalbigaaga usheegtid in xariirku daacad kaa yahay, Waxaana suura gal ah in Dhigaagu ku qanco Daacadnimadaada sahalna kuugu nuglaado.

Daryeel : Inta lagu guda jiro Haasawaha Shukaansiga umuuji Lamaankaaga Daryeel iyo Naxariis si aad qalbigiisa gocosho uga heshid , Daryeel oo marwaliba weydii Arimaha ku taagan ee murugada ahi kana yaree oo isku day inaad la qeybsato.

Darajo : Xariirka aad markaasi sameyneysid waxaa hubaal ah inaadan waayo aragnimo badan ka heysanin qofka Balse xumaan iyo samaan ku tix gali qofka oo Darajo Wanaagsan ku amaan.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog