Will Gabar si xoog ah loogu daray oo ilintii ka dhamaatay iyo Kiiskaan oo dad badan ka yaabsaday (Daawo Muuqaal+Warbixin) !!

Tuesday, December 4, 20120 comments


Gobolo ku yaala dalka India waxaa ka jira dhaqamo xun xun oo fircooni ah kuwaas oo inta badan ka yaabsada shacab weeynaha Caalamka. Gobolada dalka India qaarkood Raga ayaa waxa ay ka qaali san yihiin Dumarka waxaana dhacda mararka qaar in Dumarka loo doono Raga ay jeclaadaan . 


Diimaha kala duwan ee Dunida ka jira intooda badan Raga ayaa marka ay Dumarka jeclaadaan ama is af gartaan waxaa loo doonaa Haweenka balse ma dhacdo in Dumarku xoog ku doontaan ama ku guursadaan Raga. 



Dalka India Wiil ayaa si xoog ama qasab ah waxaa loogu daray Gabar uu aad u diidanaa in uu Guursado waxaana Wiilkaan garbaha ka hayay oo qasbayay qooyskiisa kuwaas oo Wiilkii iyo Gabadhii iskugu keenay meel Fagaaro ah oo dad fara badan ay ku sugnaayeen . 



Halkaan Hoose ka Daawo Ceebta iyo Sharaf darada dhacday













Nagala Soo xariir emailka 
newbanaadir@hotmail.com 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog