Al-Shabaab Dhoor Jiho ka Ka Soo Weeraray Magaalada Kismaayo iyo Xaalada Magaalada oo kacsan

Thursday, January 17, 20130 comments


Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ayaa xalay Saqdii dhaxe dagaal Culus waxa ay ku qaadeen Saldhig Ciidan ee Ciidamada Kenya iyo kuwa Dowlada ku leeyihiin Duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Shabaab ayaana Saldhigyada Ciidamada Huwanta ah ee Kismaayo waxa ay ku qaadeen Dagaal Dhoor jiho ah iyagoona Xiligaasi kadib uu qarxay dagaal toos ah oo labada Dhinac is dhaafsadeen Hubka nuucyadiisa kala duwan.

Dagaalka Xoogiisa ayaa ka dhacay Jaamacada Kismaayo iyo Suuqa lagu iibiyo xoolaha halkaas oo fariisin Ciidan u ah Ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaalida ee Wehliya iyadoona lasoo Warinayo in Dagaalkii xalay uu ahaa mid kamid ah Dagaaladii ugu cuslaa ee ka dhaca Magaalada Kismaayo ee dhax mara labada Dhinac ee ishaya.

Waxaa lasoo Warinayaa in Dagaalka Xalay Saqdii dhaxe labada Dhinac dhax maray uu ka dhashay Qasaarooyin aad u xoogan oo isugu jira Dhimasho iyo dhaawac oo kala gaaray labada dhinac inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin Karin inta uu Qasaaruhu la egyahay.

Labada Dhinac ee Dagaalamay wali wax war ah kama aysan soo saarin Dagaalkii Cuslaa ee xalay Dhaxmaray waxaana la filayaa in saacadaha soo aadan war kasoo saaraan guulo kalana duwana ka kala sheegtaan.

Ciidamada Huwanta ah ayaa Bilo kahor waxa ay Shabaab kala wareegeen Magaalada Dakada leh ee Kismaayo iyadoona Shabaab xiligaasi kadib ay Magaalada ku qaadayeen Weeraro dhuumaaleesi ah iyo Qaraxyo ay ka














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog