Daawo Hooyo Soomaaliyeed oo ka sheekeenaysa dhib qabsaday & Curadkeeda oo Xashiishad lagu xiray (Daawo Muuqaal+Warbixin).

Wednesday, January 2, 20130 comments

Mid ka mid ah Hooyooyinka Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool ayaa ka sheekeeneeysa Dhib qabsaday Wiilkeeda curadka ah oo ku biiray Ciyaalka gada ama iibiya Xashiishada kaas oo ugu dambeeyntii muteeystay Xabsi.

Hooyadaan Soomaaliyeed oo dhibka qabsaday Muuqaal ahaan soo bandhigtay waxa ay sheegtay imaatinka Qurbaha gaar ahaan dalalka Yurub in ay dhib weeyn u soo martay waliba nafsadeeda u haligtay sidii ay mar uun Caruurteeda wax u baran lahaayeen ama Jaamacad uga bixi lahaayeen .

Wiilka Curadka ah ee haweeneeydaan oo Ciyaal faraq ku fara xirtay waxaa lagu qabtay Xashiishad (Marijuana) kaas oo dhoor bilood Xabsi ku soo jiray balse Nasiib wanaag markii la soo daayay ayuu noqday ruux wanaagsan ama Shiikh ah wuxuuna dhanka Masaajidka u soo kaxeeyay Dhalinyaradii uu markii hore Xashiishada la cabi jiray ka dib markii intooda badan ay qaateen waanadiisa wanaagsan.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog