Fanaanada Maryan Mursal ayaa waxey soo saartay hees ay dadka kaga wacyi gelineyso halista cudurka AIDS ka.
Waxey fanaanada heesta ku dartay saliba duco gaaban oo ay dadka uga fuceysay cudurkaasi dilaaga ah ee aafada ba'an ku haayo dalalka Afrika iyo umadaha kaleba.
Maryan Mursal Ciise ayaa waxey tahay hooyo ama fanaanad wadani ah oo had iyo goor fankeeda ku wacyigilisa nabada wadaniyada iyo dhaqanka.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
