DAAWO MUUQAAL :- Waala isku dhagan yahay:- Guurka South Africa oo la sheegay in dumar la'aan dartiis ay dhalinyarada guur xumo ku heyso
Dalka Koonfur Africa ayaa waxa la sheegay in dumarka ay ku yar yihiin maadaama tahriib dheer wado dhib badan loo soo qaado si lagu soo galo halkaas, hadaba dumarka Soomaalida ayaa aad ugu yar halkaas
iyagoo marka guur la weydiiyo ay ku xujeexaan lacago iyo xujooyin aysan kasoo bixi karin.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com