Daawo Sawirka Daanyeerka ugu weyn Dunida oo aqri magaciisa iyo halka uu ku noolyaha

Wednesday, January 2, 20130 comments

Baaritaan waqti dheer qaatay iyo cilmi baaris ay in badan ku howlanaayeen khuburo duur joogta aad ugu takhasustay ayaa Daanyeerka ugu weyn dunida magaciisa waxaa lagu sheegay Mandrill.
Cabirka Daanyeerkaan ayaa lagu sheegay sedax fiit oo inyar uun kayar miter sida ay sheegeen kooxda cilmi baarista sameysay.

Mandrill ayaa waxa uu ku noolyahay galbeedka Africa waxaana lasheegayaa in dhirirkiisa caadiga ah uu yahay 30 inch.

Waxa ay leeyihiin qolyaha cilmi baarista sameeyay waxa suuragal ah in mustaqbalka la arko Daanyeerra kale oo isaga ka weyn hadana kadheer hadii cilmi baarista lasii wado.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog