Daawo Muuqaalka Heesta Nacas Yaa Jeclaan Jiray Iyo Fanaanada Sumaya Love (Daawo Video-ga)

Sunday, January 6, 20130 comments

Fanaanada codka macaan ee Asma Love ayaa soo qaaday hees lagu magacaabo 'Nacas Yaa Jeclaa Jiray' oo muuqaal qurxoon, waxaana fanaanadu si fiican ugu tumutay Nacas oo ah hal ku dhiga heesta.

Heesta oo ah mid muuqaal  iyo maqal ahaan inta lagu fara yareystay, ayaa Sanadkii tagay dhamaadkiisa ay ku luqeysay fanaanada da'da yar ee
Sumaya Love iyadoona Muuqaalkeeda Soo Saartay xaflada sanadka cusub 2013 oo Live  Aheyd.

















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog