Daawo Beyonce Oo iska doondooneysa Staylkii Michael Jackson

Sunday, January 6, 20130 comments

Xiddigta Da,ada yare e Beyonce ayaa ka soo muuqatay TV yada Dalka Maraykanka waxana Fanaanadaa la soo baxday Stayl aan laga aqoon kii Fanaankii aduunka caanka ka ahaa ee Michael Jackson

Fanaanada ayaa la sheegay in staylkaa u yahay mid caadi ka ah agteeda laakiin Wargaysyada ka soo baxa Dalka Maraykanka lugu soo daabacay in Staylkeeda uu yahay kii Michael Jackson

Beyonce ayaa Bandhig faneed ku qabtay NY waxaana aay soo jiidatay Kumanaan dad ah oo ka soo qaybgalay Bandhigaa kuwaa oo xiliga Bandhigaa qabanaysay buux dhaafiyay xarunta Bandhiga ka dhacayay . 














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog