Waxaa lagu qabtay Magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Munaasibad balaaran oo kasoo qayb galeen Masuuliyiinta Maamulka KMG ah ee Magaalada Kismaayo iyo qaar kamid ah Haweenka Magaalada Kismaayo, waxaana Munaasibadaasi lagu taageeryay sidii deegaanada Jubooyinka loogu samayn lahaa Maamul ay u dhanyihiin Shacabka daga deegaanada Jubooyinka.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com