Waxaaba malmahan
goroonka kubada cagta ee cawaale stadium kasocday HORYAALKA
SERIA MUDUG.
Koobkan ay kuwada kulmeen 10’ka naadi ee ka dhisan gobolka
mudug,
koobkan oo sanadkiiba mar laqabto ayaa lasoo baxay
sanadkaa xiiso kaduwan sanadihii hore
Marka nadiyaashu ay
isku qabaan car car aad ufaran badan,
Gabi ahaanba
magalada galkacyo ayaa si weyn looga
dareemaya hab usocodka koobkan,
mar ay shakada
newbanaadir kawareysatay gudoomiyaha gobolka mudug ‘Abdi hodan dayax leef,
ayaa wuxuu noo
sheegay in koobkan ay isku yimaadeen
furi taankiisii madaxda gobolka mudug, iyo qaar ka mid ah wasiiro kasocda
maamulka Puntland,
waxaana koobka daaha ka
qaaday Wasiirka shaqada iyo
shaqaalaha iyo dhalinyarada sports ee puntland abdiwali indha Guraan,
koobkan oo hada maraya meel xasaasi ah ee wareega labaad
waxaa iskugu soo baxay 6’naadi,
waxayna isku arkayaan sidaan:-
25/01/2013 A1
HOMBOBORO VS B1 R.P.S
26/01/2013
A2 COMSED VS B2 D/HOSE
27/01/2013
C1 YAMEYSKA VS A1
HOMBOBORO
28/01/2013
C2 TELECOME VS A2
COMSED
29/01/2013 B1 R.P.S VS C1
YAMESYSKA
30/01/2013 B2 D/HOSE VS C2 TELECOME
01/02/2013
A VS B
02/02/2013
B VS A
W/Q Abdiqani Carabeey
Xafiiska Shabakada Newbanaadir.com
Galkacyo Somalia
Newbanaadir@hotmail.com