Irina Shayk: Ma Aqaano Waxa Dadku Libiskayga Ku Amaanaan Daawo Sawiro Style Ah.

Thursday, January 17, 20130 comments

Irina oo ah gebadh looga danbeeyo dhinaca xayaysiinta libiska ayaa sheegtay in aay aad ula yaabtay sida dadka u amaanaan waxa ayna sheegtay in aay mar kasta aragto iyada oo la ammanayo hadana aysan garanayn waxa ay ku mutaysatay.

Irina oo ah saxibta Xiddiga Ronaldo ayaa sheegtay in aay aad ugu faraxsan tahay mar hadii aay dunida taageerayaal badan ku yeelatay iyadoo sheegtay in ay dadka u sheegaan in styalkeeda uu yahay mid soo jiidasho leh taasna ay ku farxaday sida ay ka dhawaajisay

Gebadhaa ka soo jeeda Dalka Russia ayaa dhoor jeer oo hore isku soo sharaxday tartanka quruxda aduunka waxa ayna kaalinta koowaad ka gashay tartan Russia lugu qabtay sanadkii hore kaa oo kaalinta koowaad ka soo muuqatay .
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog