Daawo Haifa Wehbe oo qaab qurux badan uga soo muuqatay barnaamijka "Star Dance".

Thursday, January 17, 20130 comments

Fanaanada caanka ah ee reer Libnan Haifa Wehbi ayaa qaab qurux badan uga soo qeyb gashay barnaamijka "Star Dance" kadib markii lagu marti qaaday MTV Libnan, waxaana fanaanadu sheegtay inay aad u jeceshay cayaarta gaarahaan nuuca Latinka oo ay wax kabaratay sida ay ka dhawaajisay.

Haifa ayaa goobta kasoo bandhigtay heeso, ciyaaro iyo muuqaal aad loo jecleystay, iyadoo soo jiidatay dhamaan indh ihii daawanayay.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog