Justin Bieber Oo Kumanaan Dad Ah Ku Soo Jiitay Hees Jacayl Ah Uu Ka Qaday Club Ku Yaal New York Daawo HD Video Live 2013

Saturday, January 5, 20130 comments

Fanaanka da,ada yar ee ka soo jeeda Canada Justin Bieber ayaa kumanaan dad ah ku soo jiitay hees jacayl ahayd uu dhawaan soo saaray taa oo dad badan ay aad ula dhaceen kadib markii uu ka qaaday Club ku yilay Magalada New York

Fanaanka ayaa heestiisaa waxaa ay noqtay mid aay dad badan ku sheegeen heestii sanadka waxana Bnadhigaa uu ku qabtay New yourka si toos loogala socday TV CBS halkaa oo dad badan kala socdeen waxana habeenki xalay si wayn looga dareemayay xarunta uu showgaa ku qabtay mid aad mashquul u ah .

Bandhigaa oo qayb ka ahaa Bandhigaya aay qabanayeen Fanaaniin kala duwan ayaa ku soo aadaya xili mudooyinkaa Booliiska baadi goobayeen Fanaankaa walow dhawaan hooyadiis codsatay in cafis loo fidiyo waxana loo haystaa Fal dil ah uu gaystay 2008dii.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog