Dokumenti
ay kadiyaarisay warbaahinta Newbanaadir.com ayna ka heshay
xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa muujinaya in intii u dhaxaysay 26-kii
Diisambar 2012 ilaa 8-dii Jannaayo 2013 ay dhaceen toddoba fal oo kufsi ah, iyo
saddex isku-day weerarro kufsi ah.
Weerarradan ayaa ka dhacay xerada Ifo 2 oo ka tirsan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.
Dhinaca kalana, sarkaal u hadlay hay’adda qaxootiga ee qaramada midoobay ayaa sheegay in maalin walba ugu yaraan 100 qof oo Soomalai ah ay idb ugu laabtaan Soomalaiya iyagoo ka tallaabaya xuduudda, dadkaasina ay ka cararayaan xasilloonidarrada iyo budhcada hubaysan ee ka qawlaysanaysa xeryaha Dhadhaab.

_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com