VIDEO:Daawo xafladii sanadguuradii 4-aad ee doorashadii Faroole(DAAWO)

Friday, January 11, 20130 comments

Munaasbad loogu dabaaldegayey sanadguuradii afaraad ee ka soo wareegtey markii loo doortey C/raxmaan Faroole Madaxweynaha Puntland ayaa xaley lagu qabtey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari taasi oo ay ka soo qayb galeen xubno kala duwan oo maamulka ka tirsan, qaybaha bulshada & marti sharaf kale. Xafladaasi oo dad kala duwan ka hadleen, iyadoo Madaxweyne Faroole uu ka hadley waxyaabihii u qabsoomay xukuumadiisa mudadii ay jirtey, iyo waliba arimihii ka horyimid, sidoo kale wuxuu ka hadley isbadalka siyaasadeed ee dhanka asxaabta ee Puntland ka socda, arimaha maamul u sameynta Jubooyinka, xiriirka Puntland & Dawlada uu madaxweynaha ka yahay Xasan Sheekh Maxamud. Faroole ayaa ka hadley arimo digniin ahaan u muuqdey oo uu jeediyey dalwada KMG, waxaa kale oo uu ka hadley arimaha Federaaalka. Dhamaan dadkii hadley iyo wixii laga yiri xafladaasi ka daawo link-ga Video hoose xafladaasi oo dhameystiran min bilow ilaa dhamaad.

Halkaan Kadaawo Muqaalka Munaasaba


Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog