Tv-ga caanka ah ee Sportiga (Kick-tv) ayaa soo bandhigay Laacibiin caan
ah oo Cayil la il daran kuwaas oo qaarkood lagu eedeeyay in ay is duri jireen
ama Cirbad u isticmaali jireen yaraantoodii sidii ay ku noqon lahaayeen Rag
xoogan oo jir ahaan dhisan ama Muruqyo ka sameeysan .
Qaar ka tirsan Xiddigahaan ayaa sidoo kale waxaa la shaaciyay in Cayilka faraha badan uu u keenay Qamri ay ka dhergeen iyo Cuntada oo ay badsadeen iyaga oo wali ku dhex jira Maslaxa ciyaaraha Kubada cagta.
Laacibiintaan oo laga yaaban yahay Cayilka soo weeraray waxaanu ka xusi karnaa Weeraryahanadii halista ahaa ee Qaranka reer Brasil Ronaldo Luis Nazario de Lima iyo Adriano Leite Ribeiro.
Waxaa jira Laacibiin caan ah oo soo maray Maslaxa ciyaaraha Kubada cagta sida Zinedine Yazid Zidane, Luis Filipe Madeira Caeiro Figo, Rivaldo Victor Borba Ferreira, Alan Shearer, Thierry Daniel Henry, David Robert Joseph Beckham, Michael Ballack, Alessandro Del Piero iyo Raul Gonzalez Blanco oo dhamaantood la sheegay in ay weli yihiin reero Sport oo aysan si sahal ah ku Cayili doonin.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com