Madaxweynaha FIFA Sepp Blatter oo sharci cusub ka soo saaray ciyaartoyda loo geesto.....

Wednesday, January 16, 20130 comments

Madaxweynaha FIFA Sepp Blatter ayaa ka dhaawajiyay arin ee kooxaha aduunka ee ka naxaan , hadii lagu helo kooxdii taageerayaasheeda u geesatao ciyaariyahan Midab tikoor ama midib kala sooc in laga jari doono Dhibco.
Wareysi uu siiyay  shalay ESPN  ayuu Blatter ku yiri “mar walbo waxaa ku dadaal ugu jirnaa sidaa kubada cagta ugu jooji laheen midib tikoorka loo geesto ciyaartooyda ”.
Waxuuna sheegay xaalka ugu wanaagsan oo lagu la dagaalami karo midib tikoorka , waa inaa kooxdii lagu heli danbi waa inaa laga goyaa Dhibco
Sepp  Blatter ayaa kasoo horjeestay goaankii uu gaaray Boateng uu garoonka kaga baxay markii taageere uu midib tikoor u geestay  .
Kooxo badan oo reer Yurub ah ayaa la yaabeen hadalka ka soo yeeray Blatter, maadaama ee kooxahaan ay sheegeen in la xakameen karin taageerayaasha.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog