Waxaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool UK, gaar ahaan London, lugu
wargelinayaa in la qaban doono daahfur loogu talagalay buugga “Xusuusqor” ee uu
qoray Siciid Cismaan Keenadiid Aun.
Daahfurku wuxuu ka dhacayaa
4-5 Lismore circus
London NW5 4QF
Taariikhda: Axad 13.01.2013
Waqtiga: 16:00 h
Buuga qiimihiisu waa £15
Kala soo xiriir Yuusuf N Osman
+44 7985 111 384
Ajoob1@gmail.com
Qofkii meel fog jooga posto waa loogu soo diri karaa.
Waad mahadsan yihiin
Daahfurku wuxuu ka dhacayaa
4-5 Lismore circus
London NW5 4QF
Taariikhda: Axad 13.01.2013
Waqtiga: 16:00 h
Buuga qiimihiisu waa £15
Kala soo xiriir Yuusuf N Osman
+44 7985 111 384
Ajoob1@gmail.com
Qofkii meel fog jooga posto waa loogu soo diri karaa.
Waad mahadsan yihiin
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
