Booliiska Dalka Uganda ayaa soo
bandhigay Magacyada ilaa10-qof oo u badan Ajaaniib xariir la leh
Al-Shabaab kuwaa oo la tuhmayo in
ay kusuganyihiin Qeybo kamid ah Dalkaasi sida ay Booliisku ku warameen.
Ciidamada Booliiska Uganda Afhayeen u hadlay waxa uu sheegay in 10-ka Qof la doon doonayo 5-kamid ah ay aaminsanyihiin in dhawaan ay si dhuumaaleesi ah kusoo galeen Gudaha Uganda walina ay halkaasi kusuganyihiin raadina ku wadaan.
Vincent Sekate oo ah Ku xigeenka afhayeenka booliska dalkaasi ayaa sheegay in Ragan Baadi goob ku hayaan isagoona Shaaciyay 5-ta Nin ee la tuhmayo in dhawaan Uganada soo Galeen Magcayadooda oo kala ah Ali Salax Adan, Nam Amur, Abdullah Ahmed, Abderaouf iyo Mohaned Nor Ali.
Afhayeenka ayaana Ragan ku sheegay in ay Yihiin Ajaaniib Xariir dhaw la leh Dagaalyahanada Al-Shabaab oo katirsan Urur Weynaha Al-Qaacida ayna ka dambeeyeen Qaraxyadii Sanadii 2010-ka ka dhacay Dalka Uganda ay ku dhinteen ku dhawaad 100-Qof.
Sidoo kale booliska dalkaasi ayaa waxay baadi goob ugu jiraan shan ruux oo kale ay sheegeen inay xiriir la leeyihiin Alshabaab kuwaasi oo kala ah Ahmed Khaled Andreas, Martin Muller and Emrah Erdogan Alias Imraan AL-Kurdy alias Salahaddin AL-Kurdy,.
Afhayeenka Booliiska Uganda ayaa Shaaca ka qaaday in Heegan Buuxa la galiyay Ciidamada AMaanka Dalkaasi sidoo kalan asHcabaka ka cosdasay in ay la shaqeeyaan Ciidamada kuna soo Wargaliyaan ragana la raadinayo hadii ay arkaan iyo kuwa kale ee Falalka amaanka lidiga ku ah ka shaqeenaya

_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com