Wiilka yare e uu dhalay Xiddiga Caanka ah ee reer Egland David Beckham ayaa ku guulaystay qiimayn ay sameeyen shirkaddaha Xayaysiinta Dalka UK intii lugu guda jiray dabaal degyadii Sanadka cusub .
Romeo ayaa noqday nin aad ugu qurux badan dhankla libiska islamarkaana soo jiitay Shirkada badan waxuuna Wiilkaa yarka noqday mid aan deb yar shidayn kidib markii uu la soo shartagay Staylkii Beckham.
Wiilkaa yarkaaa ayay sheegeen Shirkadihii qiimaynta sameeyay mid sanadaha soo socda caan ka noqon kara dunida waxa ayna sheegeen in hadii uu helo tababar ku filan uu noqon kara nin caan ah .
Dhawaan ayay ahayd markii uu shaaciyay in uu rabo in uu ka mid noqdo kuwa wax xayaysiiya kadib markii waraysi uu la yeeshay THE Sun ku sheegay wiilkaa yarkaa in uu jacayl yahay in uu keeno qaabkii aabahii Beckham .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com