Fananada Farxiyo Fiska Iyo gacaliyaheda Caydarus Halyay oo sanadka cusub soo badhigay jaceyl iyo farxad ay isku qabaan labada Lamaaane kadib markii xafladihii sanadka cusub labadooda isku meel ay ka wada tumayn .
Labadaan lamaane ayaa soo bandhigay nolol inta badan looga baran fanaaniinta Soomaalida ee ka dhaxeeya xariirka taaso ah in Fiska iyo Caydarus inta badan ay isla socdaan xafladahana si wada jira u qabtaan tusaale ahaan sanadka cusub waxay ka wada tumayn hal Tv oo ah Horn Cable Tv iyo waliba xaflad kale ay ku qabtayn gudaha magaalada London.
Sido kale labada fanaan ayaa ka qaday xafladii ay ku qabtayn magaalada London heesta Nayruus ay horay u qadayn fanaaniinta kala ah Maxamed Sulayman Tubac Iyo Xaliimo Khaliif Magool heestaaso ah hees aad u macaan oo ka turjumaysa jaceyl .
Dadka ka falooda jaceylka iyo arimaha fanka ayaa sheegay jaceylka fiska ay u
qabto Caydarus uu yahay mid ay isku ilowsiinayo jaceylka bashiir Hanuuniyo ay u hayso .
Dhanka kale tageerayasha Farxiyo Fiska ayaa qaba fakarka ah in Farxiyo Fiska ay markaydi hore aysan jacelayn Bashiir Hanuuniyo balse ay ku gashay fudeed taasoo keentay in si dhaqsi ah ay u kala tagaan .
Hadaba mala dhihi karaa Fiska jaceylka ay u qabto Caydaruus ayaa ah midka saxda ah maxaa yeelay jaceylka Fiska iyo Caydaruus waa jaceyl muuqda oo qof walba arki karto .
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Fiska Iyo Caydurus
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com