Ronaldinho oo sheegay shaqsiga uu Bollywood ka taageero!

Thursday, January 3, 20130 comments

Laacibka reer Brazil ee Ronalinho ayaa booqasho ku tegay dalka India, isagoo ka sheekeeyay Bollywoodka iyo inuu jecelyahay India. Dinho waxaa la su,aalay xiddiga uu ka taageero Bollywoodka?.

Waxa uuna ku jawaabay runtii aadbey u adagtay inaan magacyadooda ku dhawaaqo balse jilaaga kow ii ah waa Salman Khan, waxaana ka helay casumaad si aan uga qeyb galo dabaal dega dhalashadiisa waan ka xumaday iima suuro geleyso.

Sidoo kale Ronaldiho ayaa u tegay sida la sheegay India inuu qeyb ka noqdo filim Hindi ah, waxa uuna tilmaamay inay tahay riyo run u noqotay inuu shaashada filimada kasoo muuqdo.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog