Aamir Khan oo soo wado Filim cusub oo Xaaskiisa wax ka jili doonto

Tuesday, February 5, 20130 comments

Actarka sida aadka ah looga jacayl yahay dalka hindiya Aamir Khaan ayaa dhawaan waxaa uu soo wadaa filim cusub oo la yiraahdo Peekay kaa oo aay wax ka soo jili doonto xaaskiisa Kiran.

Filimkaa cuub oo qorshahiisa socda ayaa la filayaa in uu dhawaan soo baxo waxa uuna actarka iminka ku sugan yahay Dalka Maraykanka gaar ahaa Gobalka Chicago.

Actarka Aamir khaan ayaa filimkiisaa waxaa uu ku dhigi doonaa dalalka Maraykanka iyo Ustaralia sida uu sheegay waxana filimkaa oo dhawan la sugayo in uu soo baxo uu yahay filim jacayl ah waxana si wada jir ah u wada jilaya xaaskiisa iyo wiilkiisa yar ee Azad o qayb ka noqon doona jilida filimkaa.

Actarka Aamir khaan waxa uu ka mid yahay actarada aadka loo jacel yahay Dalka hindiya waxa uuna leeyahay Filimaan badan oo asiga soo saare ka ahaa kuwaa oo qayba ka mid ah abaal marino lugu siiyay .











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog