![]() |
Makugu soo dhacaysaa in aad la
Feertantid Qof Wax aan ahayn oo aadan iskala hadli karin bal daawo Ninkani sida
loo galayo markii uu goostay in uu feer u baxo Cowl la taba baray.
Xayawaan La Feertan Waa Naftaada Oo
nacdey balse maxaa ka raacey ninkan Feerka u baxaya Baahalka Cowl-ka loo
yaqaano ee Ugaadha ka mid ah.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
