Qisadan waa qiso u bahan in lagu
cimro qaato. Qof waliba oo islaam ah uu dhimanayo malin aan manta aheyn midkale
in aad mar waliba diyaar u noqoto geerida alle wana xaq ah qaf waliba in in uu
god galayo waxana sugaya su alihii qabriga.
Waxad ogataa in laga wadi doono qof
waliba oo aad dunida u jeceshay iyo ilmahada iyo xaskaga oo aad dunida u
jeceshay. Ogow qofka dad kugu jecel waxaa uu kugu roonanayaa carada.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com