DAAWO Fartun Omar & AbdiHamid Elmi oo hees cajiiba soo qaaday + VIDEO

Monday, February 25, 20130 comments


Labada fanaan ee Fartun Omar & Abdi Hamid Elmi oo kamida xiddigaha da'yarta fanka Soomaaliya ayaa soo qaaday hees aad u macaan, waxaana erayada iyo laxanka intaba saaray heesta Ibraahim Eagle halka Musiga uu u tumay Barkhad Arte.

Heesta oo ah mid tala taali u dheceysa, ayaa sidoo kale waxaa si qurux badan loo habeeyay muuqaalka ama duubista. 












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog