Hiba Bushra waxa ay nolosheeda inta badan ku soo qaadatay Dalka Mareykanka waxa ayna qaadatay dhaqanka Galbeedka
Sanadii 2012 Hiba waxa ay guursatay 3-Saddax Ey oo ay ka soo kala iibsatay France,Mareykan,Japan waxa ayna iminka haysataa Hal ey oo magaciisa lagu sheegay Bil-gedi ka soo ay Hiba ku sheegtay inuu yahay mid u wanaagsan nolosheeda islamarkaana ay isku fahmaan luqada ishaarta ama luqada Dhagoolada ay ku hadlaan taasoo ah mid leysaga baaqo gacmaha
Sida laga soo xigtay Wargeys ka soo baxa Dalka Tunisia ayaa sheegay in Hiba ay iminka joogto dalkaasi Tunisia iyada iyo ey-geeda Si kastaba ha ahaatee Hiba ayaa noqoneysa Haweeney ka yaabsatay Muwaadiniinta Reer Tunisia kadib markii dalka ay dib ugu soo laabatay iyaga oo ay is-guursadeen Ey lagu magacaabo Bil-geydi.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
