Gabar aroosad ah oo ku dhimatay Sujuuda (Akhriso Kuna Cimri Qaado)

Saturday, February 16, 20130 comments


Salaada Maqrib Kadib markee dukatay, bee waxe bilawday in ee is diyaariso, Is qurxiso .Make-upkii marasto, iyo dharkeedi qurxanay xerato..

Ayadoo sidaas ku mashquulsan baa aadankii Cisha Dhacay, waxeena xasuusatay in ee weesoqaadkedi ka jawabay.

Markas bee Hooyadeed ku dhahday:HOOYO Waa in aan soo weeso qaato, si aan ku dukto salaada cisha!!

Hooyadii baa yaabtay oo dhadhay:

Miyaad waalatay? martida wee na sugayaan, arooska adiga kaliya baa ka maqan, sidee u dhaqee wajigaaga kadibna waxii aad marsatay kaa tirmayaan?

Markaas bee ku dartay Hooyadeed,,: Wallaahi! hadii aad soo weesoqadato, waan kaa xanaaqa!!

Gabadhii baa ugu jawaabtay:

Wallaahi! guriga kama baxaayo anigoon salaada dukan, hooyo! waa in aad ogataa, Salaada in ee tahay sheey muhim, wax walbane iyadaka horeyso!!!

Hooyadii baa ku dhahday marlabaad:

dadka maxee ina dhihi donaan? adigoo make-up kuu marsaneen, hadee ku arkaan? wee kuugu qosli, quruxna ma ahaan doontid!!
  
Gabadhii baa ka jawaabtay aydoo dhoolo cadeyneyso:

MA waxaad ka qabeysa quruxdeeda kaliya? iyo dadka waxa ee na dhihi donaan?, ma iloowday ilaah waxa oo i dhihi doono?

Aniga waxa aan ka baqaayo waa, hadii aan salaada dukan in aan ilaah agtiisa ka qurxaneen!!

Markaas bee gabadhii bilawday in ee weesoqaadato, waxii u marsanaayna wee ka tirmeen.. lakin iida waxaas ma aysan fiirin.

Waxee bilawday in ee salaada bilawdo! Kadib marka ee sujuuday, ma aysan u maleeyneynin in uu ahaan doono sujuuda ugu danbeyso ee sameyn doonto.

HAA!, NAFTA BAA KA BAXDAY AYADOO SUJUUDSAN!

Maxaa ka qurxan qof ilaah caabudaayo oo nafta ka baxdo?

Dad badan oo qisadaan maqleen, aad bee u calool xumaadeen Lakin gabarta, Waxa kaliya muhiim uahay waxo ahay in Rabigeeda raali galiso, oo waxkasto asiga ka hor marsiiso.

Asigane Dhimashadeeda mid aad u qurux badan ayoo uga dhigay!

waxee rabtay in ee u dhawaato rabigeeda, marka asigane nafta wxuu ka qaday ayadoo u dhaw,, ee u sujuudsan!!

Subxanallah!!












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog