Daawo Sawirada Qoys Wada Weersha Ah

Tuesday, February 5, 20130 comments


Inkastoo Abuurista alle tahay mid gaar isaga u ah ayaa hadana waxaa inta badan dhacda in Waalidku iyo awlaadiisuba meelo badan iska shaabahana maadaama ay yihiin dhal is dhalay ,

Soomaalidu waxay tiraahdaa geed walbo dheecaankiisa ayuu dhalaa taasoo lagala jeedo waxa uu qof waliba dhalaa mid isaga shaabaha , Hadaba Dalka Ingiriiska waxaa ku nool qoys ka kooban Shan iyo aabahood kuwaasoo shantuba yihiin Weersho.

Caruurta ayaa badanaa raaca awooda hadba ku sareeyso Abuurka cunuga kuwaasoo u ekaada waalidka midkood ama dhex dhexaad ka noqda , balse Caruurtani wada Weershaha ahi waa kuwa Hooyadood uga daysaday.

Hoos ka daawo Sawiro dhowr ah























_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog