Nolosha dunida ee sida garaan garta oo kala wareegata waxa ay maalin walba faa`ida iyo qasaaraba Dul taala aadanaha ilaahey dul keenay koonkan,
masiiboyinka ama mashaqayooyinka qofba sida uu af soomaliga u yaqaan waxa ehel u noqda dadka Nasiibka daran ee had Iyo Jeer guul darooyinka sida garaadada oo Kale Loogu Taxo Garbahooda.
Hadaba Maxamed Rooble Yuusuf Waxa UU Ka Mid Yahay Dhalinyada Muruq Maalka ah ee ka Xamaalata Dalka Koofur afrika, Waxa uuna Bishii Mishaar ahaan u qaataa R2500 Lacagta Dalaka koofur Afrika una Dhiganta Ku Dhawaad Lacag Dhan 300 oo Doolarka Mareykanka ah, Waxana Lacagtaan Mushaar
Ahaanta uu u Hela Ka Sokeeya Qataraha Badan oo uu Kala kulmo Goobtiisa Shaqada oo ah Dukaan ku Yala Meelaha Ka Baxsan Magaaloyinka oo Had Iyo Jeer Somalida koofur afrika kala Kulanto hujuum Dil iyo Dhacba isugu Jira.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
