Waxaa la arkaa waxyaabo layaableh oo
koonkaan laga sameeyay isku dayga aadanaha ku yimid , guryaha naqshado kala
duwan loo sameyay , oo la siiyay muuqalo kala duwan kuwaa oo laga dhisay meelo
kala duwan oo Dunida ku yaal.
Dhismooyinka layaabka leh waxaa ka
mida kuwa loo ekeeysiiyay sida kirliga ama jalmada Shaaxa lagu karsado oo guri
ahaan loo dhisay ,kuwa loo ekeesiiyay Banooniga lagu ciyaaro ,kuwa loo dhisay
sida Kabaha Buudka oo kale oo ah iyo kuwa kale oo loo naqshadeeyay sida
Diyaarad Bong 727 .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com















