Gabar Sheegtay in ay dunida u jeceshay telka laga hasaawo

Monday, February 11, 20130 comments


Gabar guur doon ah oo ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegtay nooca hasaawaha ay jeceshahay, iyadoo dhinaca kalena sheegtay raga badankiis aysan la jaanqaadi Karin.

Gabadhan ayaa sheegtay in nooca hasaawaha ay aadka u jeceshahay uu yahay kan taleefoonka, isla markaasna ay weli haleeli la’dahay qofkii ay la wadaagi lahayd.

Waxay tiri:” Marka aan qofka taleefan kula sheekeysanayo, waxaan la eegtaa sheekada meesha ugu haboon, qaabka ugu haboon ayaan u fadhiistaa ama u seexdaa”.

Waxay sheegtay in qof ku haboon in ay nolosha la qeybsato oo dooqeeda ah aysan heyn, iyadoo tiri :” qofkaad is tiraahdo armuu dooqaagu yahay, Wuxuu ka gaabinayaa dhinaca la sheekeysiga”.

SI kastaba dadka dunida ku nool ayaa leh dabeecado kala duwan oo la xiriira dhinaca hasaawa qeybsiga.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog