Daawo Sawir Gacmeed lagu muujiyay Somaliland iyo Puntiland oo isku dayay in ay ku heshiiyaan in ay isla go’aan ee hadana iskuraaci waayay.

Monday, February 11, 20130 comments


Farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa waxa uu soo bandhigay Labada madaxweynayaasha Somaliland iyo Puntiland oo kuraas kasii dhacaya kadib markii ay u suuraabi weyday hamigoodii ahaa in ay mar uun kago’aan Soomaali weyn.

Sawirkaan waxa uu kamid yahay sawirada had iyo jeer Amiin Caamir uu ku cabiro siyaasada Soomaalida ee marba meel u hoyaneysa.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog