Gabar yahay waxa laguu hayaa tallaabooyinka uusan gacaliyahaaga kaa soo daahi Karin ee raac

Wednesday, February 20, 20130 comments


Haweenku   waxa ay markasta  ay watigeeda ugu badan ku qaadataa gurigeeda  iyadoo ay yaryihiin xaasaka kataga guriga oo shaqada aado , hadaba gabar yahay newbanaadir.com ayaa talaabooyinka  kusiinaysa  ee raac waa hubaal in aad kaga guuleysanayso  naagaha kale.

Ka dhig gurigaada mid ka bedalan guryaha kale adiga oo ka nashqad  ahaan ka gedinaya , waxa ay kuu horseedaysaa in heblaayo gurigeeda ma  aragtay lagu dhaho  kaliya ma aha in intaa lagu dhaho ee gabar yahay kadhig mid nadiif ah oo gacaliyahaaga ka qeyliyo.

Fadhigaagu ha ahaado mid aanayn ku dhegsanayn derbiga yuusana ahaanin wax tirada kabatay , ka dhig mid  jiljileecsan oo l isku tuuri karo xili is bursiga iyo wada baashaalidda .

Jiif kaagu ha ahaado mid usamysan qaabka wadnaha oo kale  gogolka korena ha ahaado mid  kuburleet kan ugu marada wacan ah hadaba waxa aad macaankaaga ka dhigtay mid  usoo urdo guriga .

in tabadan raggu waxa ay aad u jecel yihiin naagta guriga qurxan hadana nadiifka ah , oo   marba dhan u yaalla  ; waa in aad ogarawsanaato in uu ninku jecel yahay qaabkan naagta sameysa .

Qolka  ciyaarta sariirta ha ahaado mid si qaas ah loo qurxiyay derbiyadiisuna ay ku dhegan yihiin ubaxyaallo kala cayn ah oo aad marba dhan aad u bedesho  ,gacaliyahaagu wuu usoo ordayaa xilli kasto uu kasoo tago shaqada  oo meelo kale makaa aadayo illeen meel qurxan baad u diyaarsatay e.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog