Newbanaadir ayaa kuusoo gudbineyso sirahan lagama maarmaanka kuu ah , waxa ay kaa caawineysaa in aad wax badan kafahamto oo aad si aad ah ugu dhawaato xabadkaada /gacaliyahaaga .aalaabaa raggu waxa ay leeyihiin layaaab tiro badan .
Marwaliba kadhig gacaliyahaaga mid qanacsan jir ahaantiisa iyo waxkasta uu kaaga baahan yahay ; ogaw dhiiro gelin la’aantu waa farxad la’aan kadhig had iyo jeer mid qaato dhiiro gelintaada .
Tusi sida aad u taageersan tahay saaxiibadiisa hortiis difaacayana markasto oo ay macquulgal tahay ,waxa ayna tani kadhigeysaa ninka mid aad kuugu qanacsan oo kaa dareema wadnihiisa.
Kadhig ninkaaga mid aan ka walbahaarin korkiisa sida isaga oo aad u dheer ama bidaar weyn leh ,u sheeg in aad ka hesho soojiidashadiisa ood ku jeceshahay qaab walbo oo uu u muuqdo ,aad ayuu kuusii jeclaanayaan.
Ha ka aqbalin in uu kugu qasbo sida galmo aadan raali ka ahayn in aad u sameysid , marka haka cabsan in aad wax katiraahdo rabitaankiisa,tani waxa ay tusinaysaa sida aad wax u rabto in aadan kal xishoon .
Ninku waxa uu kufaani karo waa xaaskiisa oo kaliya iyada ayaa u horseeda horumar kasto oo uu ku tilaabsado hadaba noqo mid gacaliyaheeda kufaano waxa uuna ahaanayaa halka aad istaajisay heerkiisa.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
