Hadii Aad Dooneysid Inaad Imaado Sydney Australia Ha'iloobin Inaad takta Xeebta Bondi.
makafoga caasimada Sydney xeebta Bondi waxaa waayo xeeb ay imaadaan dhaan dalxiisayaasha adoonka oo dhan.
Xeebta Bondi waxaay kutaala dhabarka magaalada Sydney, waxey gaareysaa dhirirkeeda 1 kilometer, sanad waliba xeebtaan waxaa imaado dad farabadan oo kayimid dunida dacaladeeda.
meesha ay kutaalo xeebtaan oo aan kafogeyn wadada ganacsiga Sydney ayaa xeebtaan waxaay noqotey meel Primadona ah.
Xeebtaan waxa ay halis kutahay waxaa kamid ah hirkeeda oo xoogan iyo yaxaaska halista ah ee hui-hiu oo mararka qaar soo weerara goobaha amaanka ah.
Bariga xeebtaan waxaa looga talagaley oo kaliya dadka jecel cayaaraha Surfing ka.
W/Q:Deer
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
