Qofkaad Tahay Ka Garo Indhahaaga (Indhaha Waa meesha Kaliya ee la ogaado Qofka...)

Wednesday, February 6, 20130 comments


Indhaha qaxwaha ah waxay muujiyaan qurux iyo bilic hayeeshee dadka indhahan lihi waa kuwo dhirif dhow cuqdadse ma yaqaanan.

Indhaha buluuga ah waxay ku tusaan jacayl heer sare ah oo aragtida koowaad ka bilowda way adag tahay dadka indhahoodu buluuga yihiin in la akhriyo ama la ogaado fikradahooda waa dad dood jecel.

Kuwa indhaha cagaaran waa kuwo dabacsan run badan aamin ah kuse adag go’aankooda.

Indhaha hurdiga ah waxay ku tusaan shaki iyo qiyaas badan waxay dadka indhahooda hurdiga yihiin awoodaan ineey ogaadaan ama akhriyaan fikrada dadka waa hal abuurayaal, fanaaniin iyo laxamiistayaal.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog