Haweeney lagu furay 8 Qodob oo cajiib ah !!!

Tuesday, February 12, 20130 comments



Haweeneydaani ayaa lagu furay 8-Qodob oo ka yaabiyay dadka kunool Magaladda Muqdisho gaar ahaan inta ka ag-dhaweyd lamaanahaani Mucjisada ah kadib markii Haweeneydaasi ay ka talaabsatay Qodobadii lagu guursaday oo ahaa sida:-

1-   Qosol badan oo laga mamnuucay

2-   is carfinta oo laga mamnuucay

3-  Asxaabta badan oo laga mamnuucay

4-   Labiska oo laga mamnuucay

5    Cunitaanka badan oo laga mamnuucay

6-   Guri hagaajinta badan oo haweeneydaasi laga mamnuucay

7-  Isticmaalka Suulida badan oo laga mamnuucay
  
8-    Booqashada ehelkeeda oo laga mamnuucay

Hishiiska arooska ayaa waxa uu kamid ahaa in Haweeneydaasi aysan jabin 8-Qodob Hayeeshe ninka ayaa la sheegaya in uu ahaa Ruux aan dhameystirneen Caqligiisa waxa uuna wanaag u arkay in Haweeneydaasi oo ah xaaskiisa inuu ku xiro ama la meel dhigo inaysan jabin 8-Qodob oo kor ku xusan.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog