Maamulka Facebookga oo Bilaabay Xanibidda Ciwaanadda Kuwa dadka wax Ku tag-gareeya.

Thursday, February 14, 20130 comments


In dhawaalaba Dadka Isticmaala Facebookga ayaa Waxaa ay khaati kataagnaayeen Dhalinyaradda website leeyada oo Si waali ah Sawiro iyo warbixino ugu taag gareeya Darbiyadda ama wallka dadka ay isleeyihiin waa la eegaa Profile kooda.

Dhalinyaradaasi ayaa si xadkabax ah maalinkasta ugu taag gareeya ugu yaraan sideed Sawir oo ay ku sooxiriiriyaan website yadooda iyagoo ciwaano been abuur ah u sameeya.

In kastoo uusan jirin qaab aad taagareysnta isaga joojinkarto balse waxaa jira qaab looga xanibi karo in dadka Asxaabtaada ah ay arkaan oo uu adiga kaligaa kugu ekaado taaso qudheedu madax wareer ah markii Sodon Tag aad saacadiiba hesho balse hadda waxaa bilawday ciqaab ay kuwaasi ka qaadeyso shirkadda Facebooga qeybtooda qaabilsan Lasocoshadda Arimahaasi.
Sadex Kamid ah Dadkii ugu badnaa ee TAG ga kusooshaacbaxay uguna horeeyay dadkiibilaabay Tagareynta ayaa newbanaadir.com u sheegay in ay heleen waraaqo ganaax ah oo ka socday shirkadda facebookga.

Warqadahaasi waxaa ay uga digayeen shaqsiyaadkaasi in aysan mardanbe wax taagareeyn haddii kale ay waayidoonaan Ciwaankooda Facebookga, Balse laba kamid ah shaqsiyaadkaasi oo aanan magacooda xuseynin ayaa waxaa ay fahmi waayeen muhiimadda ay warqadaas
In aysan Waxdanbe Tag oran karin


In aysan wax comment ah bixin karin
In aysan qof kudarsankarin
in aysan warqad u diri karin qofaan ONLINE ahayn
Arimaahaasi oo ah waxa facebookgu macno kulahaa ama loogu talagalay in asxaabta lagula wadaago bal hadda maxay faaideen ?Waxaa suura gal ah in marka lixdaasi bilood u dhamaato in haddii ay markale bilaabaan howshaasi ay waayaan gabi ahaanba ciwaanadooda.
FIIRO GAAR AH.

Ogow haddii Ciwaan laga xiray labaatan kale ayeey sameysanayaan oo ay halkaasi kasiiwadayaan howshooda balse aan ugudaree waxaa marka danbe dhaceysa in IP ADDRESS kooda Gabai ahaanba laga xanibo waa hadii ay fahmi karaan waxa IP laga wado .

IP waa Xarfo lanbaro ah oo sheegaya Meesha aad ka istcimaaleyso qadka ama computerka. .













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog