Mobile-kaada Dabka Ma Ka Dhacay Kaliya Koob Shaaha Ku Charge Gareyso !!!

Friday, February 15, 20130 comments



Qof waliba oo haysta taleefanada hor marsan waxaa uu awoodaa in koobkiisa shaaha ama cabitaankiisa qaboow uu ku charge gareysan karo mobile-kiisa .

Shirkad cusub oo lagu magacaabo Epiphany labs ayaa saartay Charge lagu magacaabo Epiphany On Puck kaasi oo cabitaanka kulul iyo kuwo qaboow aad kaga Charge gareysan kartid mobile-kaada kaliya koobka shaaha ayaa dul saareysa qalabkaas iyadoo uu leeyahay meel aad ka gilisid Charge-ka

Kaliya qalabkaan kuma shaqeynayo mobilda I Phone-ka oo taleefan waliba oo ah noocyada hormarsan ayuu ku shaqeynayaa















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog