Saif Ali Khan Oo Qaab Aan Caadi Aheyn Kula Qaatay Farxada Maalinta Jacaylka Aduunka Gacalisadiisa Kareena kapoor.

Friday, February 15, 20130 comments

Xili maalmihii u danbeeyay la hadal hayay in actarada Kareena kapoor aysan u dabaal dagi doonin maalinta jacaylka aduunka oo manta ku began tahay ayaa waxaa saakay soo daabacay wargays ka soo baxa Dalka hindiya Kareena iyo Saif oo maalinta jacaylka u dabaal degaya .

Labada Actar ayaaa ku sugan Dalka Bakistaan waxana ay ku mshquulsan yihiin filim cusub oo ay doonayaan in dhawaan ay soo saran hayeeshee manta oo aduunka oo dhan laga xusayo maalinta jacaylka aduunka ayaa labadaa lamaane waxay malintaa ku qadanayaan beer loo dalxiis tago oo ku taala Xarunta dalka Bakistaan ee Islama Bad.

Kareena oo ku sugneed Magaalada Bhopal ayaa waxaa habeenkii xalay halkaa gaaray saygeeda Saif Cali khaaan waxana labada lamaane sheegeen in ay faraxadooda halka in ay ku qataan qorshaysteen oo labadooda heshiis ku gaareen.


Kareena ayaa dhawaan waxaa ay doonaysaa in ay soo saarto filim cusub kaa oo ay wax ka jilayaan actara kala duwan oo xitaa saif qayb kaga jiro waxana labadaa lamaane oo muda shan sano ku dhawaad is jacalaa is guursadeen sanadkii aan ka soo gudbnay ee 2012ka .














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog