Alain Robert oo ah nin u dhashay dalka Faransiiska ayaa soo badhigay farsamo cajiib ah, kadib markii uu go’aansaday in uu lugtiisa ku fuulo dhismo Hotel ah oo ka kooban 27 dabaq kaasoo ku yeela dalka Cuba.
Ninka arinkaan ku dhaqaaqay ayaa ah 50 jir u dhashay Faransiiska, waxa uuna dabaqaan kasoo koray qeybaha banaanka ah, isagoo aan haba yaraatee adeegsan, wax u sahla fuulista dhisma, ama xarig ilaaliya hadii uu soo dhici rabo.
waxa uuna muujiyay ninkaani geesi nimo cajiib ah.
Laga bilaabo qeybta hoose ilaa iyo dabaqa ugu sareeya ee 27aad ayey ku qaadatay, saacad barkeed ama 30 daqiiqo in uu ku gaaro.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com