Orodyahan caan ah oo xabsi u galay saaxiibtii dilay Daawo Sawirada

Saturday, February 16, 20130 comments


Oscar Pistorius oo ah ciyaar yahan cuuryaan ah biladana ka aruursaday tartankii orodada ee Landan ayaa waxaa ladhigay xabsi ku yaalla dalka Koofur Afrika kadib markii haweeneey uu saxiib la ahaa laga helay gurigiisa meel ku dhaw iyada oo meyd ah.

Xarigiisa ayaa waxa uu kayaabiyay dad badan oo u yaqaanay geesi qaran waxaana hadal heynta ugu badan Koofur Afrika ay aheyd arintiisa maanta oo dhan.

Haweenta uu saaxiibka la'ahaa ee geriyootay ayaa lagu magacaabi jiray Reeva Steenkamp, waxaana la arkay iyada oo xabada bastoolado ku yaallaan oo meydkeedu yaalo irida guriga uu kunoolaa arintaas oo soo dedejisay xarigiisa.

Jimcaha ayaa lafilayaa in maxkamad lasoo taago ciyaaryahankaan u dhashay koofu Afrika ee u muuqda in uu fashilmay.

















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog