Waxaan Halkan Kusoo Qaadan Doonaa
10qodob Oo jaceyl Ah Oo Katurjumayo Kala Fogaanshaha Lamaanaha Anagoo Horay
Idinkaga Balan Qaadanay Inaan Idin So Gudbinayo 10xikmadod O Jaceyl Ah Isbuuc
weliba Mar Hadana waatane Kafaaideyso.
1. Nolasheyda Dhan Inaan Kudaawado
Ayaan Doonayaa, Waxaan Doonayaa Inan Bogeyga Kuguhaaysto Habeenkii Oo Idil,
Markad Dhaqaqeyso Talaab Weliba Aad Qaado Iney Indhaheyga Kudoogsadaan Ayan
Doonayay, Iima Suurto Galeyso Maxaa Yeelay Waqtigaa Nakala Fogeeyay Xubi.
2. Kala Fogaanshahan Kala Fognahay
Makala Qeybin Karto Wadnayashena Kumidoobay Jaceyl Dhaba ah, Hadee Noo
Dhaxeeyaan Malyuumaad Kiiloo Mitir Xasuusteena Ayaa Sikin Kuso Gooynooy Xili
Walbana Xusuusteena Wada Jogto Jirkeyna Uun Baa Kala Fog Qalbi.
3. Qalbi Duufaanada Ayaan Kugu
Soo Dhiibaa newbanaadir Iyo Fariimo Culus O Katurjumayo Xinjiraha Wadnaheyga
Uu Kushaqeeyo Waqtiga Xigana Biriqda Roobka Ayaan Kugu Soo Dhiibi Doonaa
Nafteyda Oo Idil,
4. Waan Ogahay Ma Imaan Karo Halkaad
Joogto Dhib Maleh Waan Kusugayaa Caawa Waana Kuduceysanaya Markan Indhaha Xero
Inaan Riyada Kukulano Oo Aan Nafta Kuwadaagno.
5. Kumanaan miles Ayaa noo Dhaxeyo
Hadane Kalama Maqnin xubi Waayo Qalbiyadeena Ayaa Mideeysan.
6. Meel Walbo Aad Aado, Wax WalboAad
Sameyso, Waqti
Walbo Oo Nakala Geeyo, Hadana
Baahidaan Kuuqabo Igama Nusqaanto Oo Weli Waan Kusugayaa.
7. Markan kutabo Sawiradada
Ayaan Daawadaa Xusuus Ban Galaa Lakin Markan Xususto Anagoo Wada JognoWaan
Iloobaa Inaan Kala Fognahay Oo Gacmahan Xabadka Kudhajiyaa Anoo Ilmeynaa.
8. Markaad Aniga Ixasuusato Eeg Dayaxa
Caleemaha Iyo Quruxda Gudihiisana Eeg Waayo Dayaxa Hadad Eegto Ana Aan Eego
Isla Waqtigaas Labadeenaba Waan Wada Aragnaa Halkaas Dayax MarkaQalbi Miyaanan
Isla Joogin Ma Anagaa Kala Fog. 9. Markaad Dareento Kelinimo Fiiri Farahaaga
inta Banaan Ee Udhaxeyso Kadib xusuuso faraheyga Xiligaan Kubuuxinayay Farahada
Inta Kabanaan, waqtiga haduu Noo Saamaxeen Inan Wada Jogno wax dhib Ah maleh
Waayo Samirka Ayey Naftena Baraneysaa.
10. Qalbi Saqda Dhex Habeenkii
Markaan Gacanta Meel Ebar Ah Kuhaabto Waan Xumaada Waan fikiraa Kutabaa Hadana
Waxa niyada Iidejiyo Anoo Aaminsan Maalin Uun In Aad Booskaas Isoo Buuxin
Doonto Aan Bogeyga Kugu Haaysan Doono Anoo LadagaalamaaInan Sidaan Ukala
Fogaano Markale
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
