Qof adan aqoon wali jaceyl ma uqaday hadaba wiil jaceyl uqaday Fanaanada Hodan Abdirahmaan aadne ula ildaran .

Friday, February 15, 20130 comments



Wiil Somaliyeed oo xariir la soo sameyay warbaahinta Caalmiga ah Ee Newbanaadir.com ayaa waxaa uu ka codsaday in uu soo gubiyo  arin dhacda ceebna aan aheyn runtii waxii aad qabtane aad hawada marsiisaa waxaa laga yabaa in aad hesho qofkii aad dooneysay, waligaa waxba haqarsan waxii aad qarsato way ku qarsan ee taas ogow hadaba .

Wiil magaciisa ku soo gabiyay Ayaanle oo aad u  u yar sanadkiisane aan ku qiysanyay 24 sano jir ayaan warbaahinta waxaa uu ka dalbaday in uu u sharaxo arin yar oo ku dhacay kadib markii uu jaceyl dhab ah uqaday fanaanada Somaliyeed ee Hodan Abdi rahmaan  balse nasiib wanaag uu wax aqoon ah u laheyn.

Fanaanada codka macaan  ee Hodan Alaahne u dhameyay qurux iyo asluub dumar, waxaa usii dheer dhoola cadeyn mar waliba  Hodan.

Ayaanle waxan  jaclaa mudo dheer waxana  rajeynaa Fanaanada Hodan Abdirahaam in ay noqon doonto lamaanteyda hadii aan iil aan ley dhigin  Hadii aan dhintane amaar alaah iyo waxaan u dhintay Jaceylka Hodan Abdirahmaan.

Aqristow Jaceyl waa loo dhintaa oo Somalida waxay tirhadaa Cilmo boodhari waxaa uu u dhintay jaceyl Hodan.

Ayaanlane waxaa uu u dhiman rabaa jaceylka Hodan Abdirahmaan hadaba  Codsi ku socda gabdhaha Somaliyeed waxan ku edeynayaa  gabdhaha ku qaraabta magaca fananaada  nasiib kooda ha cunaan ee  magacooda sidas  ugu qaraabtaan ayaan leyahay.

Hodan Abdirahmaan waan ka radiyay facebook balse waxaan helay gabdho kale balse waxaa ii cad Hodan abdi rahmaan oo ah Fanaanada somaliyeed.

Ayaanle  waxan ku lenahay anaga oo ah bahda Shabakada Newbanadaair.com  waan ku duceyneynaa oo waxaan ku lenahay   Alaah haku sahlo Hodan Abdirahmaan raadi  nasiib wacan.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog