Ragga Jiimka qaada oo la shegay in ay dumarka waxba ka tarin

Friday, February 15, 20130 comments

Warbixin ku sabsan ragga qaada jiimka oo la ogaday in ay inta badan wax tabar ah u heynin dumarka hadaba sabatu maxay tahay wax ka ogow.

Biraha laqado ee loo yaqano jiimka  ayaa waxaa ragga ay u keenaan dhibatooyin aad u weyn oo la soo darsa dhinac waliba sida ragganimadooda  oo noqota orgay la tu tumay oo kale iyo marka uu duqoobo jirkiisa uu aad u jelco waxaana ku dhaca laleemo gacmaha oo jareya qofka.

Kumanaan kun oo dhalin yaro ah ayaa xiiseysa jiimka ayaga oo iskaga raadiya in ay xoog ka helan   murqahane aaryo ka buuxsanta xabdkane  lamid ay tahay.

Intaas waxaa u sii dheer  shukulaato la cabo oo qofka siiso inerji taas oo ninka ragga ah intiisa dhib u keenta   walow ay jiraan qaar dhirta ka sameysan iyo kuwo ay kaniini kudareen shirkadaha soo sara  sida uu  ishegay   Eng Elmi mohamed waxaa uu kudaray in uu dhibatooyin qatar ah uu leyahay  dhalinta  xaga jirkooda iyo ragganimada oo idilba. 

Haba dhalinyaro waa idin muhiim in aad ogataan waxii idin daran iyo waxii idin wanagasan jiimku waa qasaaro kaas oo ayahada danbe aad ka shaleyn doonto iyo mustaqbalka dhow waliba midka fog. qoraal kaan waxaa uu ugar yahay warbaahinta shabakada hiiraanka.com












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog