Fanaanada reer Libnan ee Haifa Wehbe
ayaa ka badbaaday qorshe aan la ogeyn natiijada kasoo bixi leheed hadii uu fuli
lahaa, kaas oo ay qorsheynayeen rag hubeysan oo soo galay guriga ay degantahay
Haifa ee dalka Libnan, waxaana la sheegay in fanaanadu xiligaas guriga joogtay.
Haifa Wehbe Oo Wacdaro Ka Dhitay
Xaflad Ka Dhacday Turkiga.
Tamer Hosny iyo Haifa Wehbe Oo Lagu
Wado Inay Wada Shaqeeyaan.
Arintaan ayaa dhacday kadib markii
waardiyahada guriga Haifa uu ka shakiyay sedax nin oo gaaf wareegaya
guriga, kadibna uu u gambaday, raggaan
ayaa soo galay guriga laakiin waxaa qabtay waardihi kadibna ku wareejiyay
ciidamada amaanka.
Haifa ayaa warkii ugu horeeyay ee
kasoo baxay ku sheegtay iney ogtay ruuxa ka dambeeya arintaan laakiin ay ka
warsugeyso waxa kasoo baxa baarista ku
socota raggaan,, iyadoo sii raacisay ma aqaano sababta lay ugaarsanayo weligeyn
qof waxba ka sameyn wax dhibana ma aanan geysan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com